Friday, December 10, 2010

Sweden:Labo Soomaali ah oo min Afar Sano oo Xarig ah lagu Xukumay


Maxkamad ku taalla waddanka Sweden ayaa min afar sano ku xukuntay labo nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay Soomaaliya booqdeen, ururka Alshabaabna xiriir la lahaayeen. Labadan nin oo argagixisonimo lagu eedeeyey ayaa la qabtay sanadkan horaantiisii, ururka Alshababna lala xiriiriyey

No comments:

Post a Comment