Wednesday, December 29, 2010

Rihanna oo goysay xidhiidhkii saaxiibkeed Matt Kemp

Rihanna (22) ayaa gabi ahaan ba ka farxalatay xidhiidhkii ka dhexeeyay saaxiibkeed  Matt kemp (26). Fanaanada ayaa goaansatay in sanadka cusub ugu bisho iyada oo  kali ah,  sanad ka dib markii ay xidhiidh la lahayd ciyaartooygan kubadda baseballka ee matt kemp taas oo ay sabobtay wakhti la'aan fanaanada la soo deristay. 'Todobaadadii ina soo dhaafay ayay ahayd, sida uu sheegay wariye USweekly u shaqeeya, markii ay sheekadu dhamaatay. Dabka u dhexeeya Rihanna iyo Matt waxa uu dhamaaday bishii Janaayo markii ay  la kulmeen wakiil labadooduba ay macmiil u yihiin. Ciyaartooygan ayaa xidhiidh adag la samaystay fanaanada ka dib markii uu dhamaaday xidhiidhkii  qub iyo qaylada ahaa ee ay la lahayd Chris Brown.

Rihanna (22) heeft het uitgemaakt met Matt Kemp (26). De zangeres besloot het nieuwe jaar als vrijgezel in te gaan en maakte na een jaar een eind aan haar relatie met de honkbalspeler. Naar verluidt heeft de LA Dodgers-ster grote moeite met haar chaotische werkschema.
"Het is in de afgelopen weken gebeurd," vertelt een insider aan UsWeekly. "Ze was er eigenlijk gewoon klaar mee." De vlam tussen Rihanna en Matt sloeg in januari over, toen zij elkaar ontmoetten via het agentschap waar zij beide cliënt bij zijn. De buitenvelder werd de eerste serieuze vriend van de popster na haar dramatische relatie met Chris Brown.

No comments:

Post a Comment