Thursday, December 16, 2010

Somalische piraten in Nederland berecht

Shan ruux oo somali ah oo ay ciidamada badda ee nederland soo qabteen bishii hore aaya lagu maxkamadeeyay wadan holland . shanta nin ayaa lagu eedeeyay inay lug kulahaayeen afduubid doon laga leeyahay wadanka koonfurta afrika iyo dilka laba qof oo u dhashay isla wadankaas.
shanta qof ayaa ka mida ahaa 20 ruux oo budhcad badeed ah kuwaas oo lagu xidhay markab loo yaqaan HR. MS Amsterdam.
Choizil waa markabka la qafaashee, ayaa laga qabtay xeebaha tansaniya bishii november. Kooxdan budhcadbadeeda oo ay dadoodu u dhaxaysaa 20 ilaa 30 sano ayaa xidhnaa 90 casho markii dambana la keenay gagada dayuuradaha ee magaaladda Eindhoven ee wadankan holland.
Markabkan ciidamada badda oo qayb ka dadaal loogu jiro ka hortaga budhcad badeeda ayaa la filayaa 23ka bishan december inuu ku soo xidho marsada magaalada DEN HELDER.


warbixinta oo nederlands ah hoos ka akhri

Vijf Somaliërs die vorige maand door de Nederlandse marine zijn opgepakt, worden in Nederland vervolgd. Ze worden verdacht van betrokkenheid bij de kaping van het Zuid-Afrikaanse zeiljacht Choizil en de ontvoering van twee Zuid-Afrikanen.
De vijf deel uit van een groep van twintig piraten, die de bemanning van het marineschip Hr. Ms. Amsterdam heeft opgepakt.
De Choizil werd begin november gekaapt voor de kust van Tanzania. De Amsterdam bevrijdde de bemanning van het zeiljacht. Gesprekken met de kapitein leverden veel informatie op over de piraten, waardoor ze later gearresteerd konden worden.
Vliegbasis Eindhoven
De vijf Somaliërs zijn tussen de 20 en 30 jaar oud en hun voorlopige hechtenis is met negentig dagen verlengd. Ze worden vandaag naar Nederland gebracht en landen op de vliegbasis Eindhoven.
Het Nederlandse fregat is nog enkele dagen actief als onderdeel van de anti-piraterijmissie. Op 23 december wordt het schip verwacht in de haven van Den Helder.

No comments:

Post a Comment