Friday, December 31, 2010

GOOD HAPPY NEW YEAR

Hawl-wadenadda shabakadda Lowyacado.com waxay akhristayaasha sharaftale iyo dhamaanba caalamka oo dhan  u rajaynaysaa sanadka 2011ku inuu u noqdo mid farxad , nabad iyo caano ugu bisha , sanadkan kiisa xigana ay ku gaadhaan badhaadhe , alla ka cabsi iyo cibaado suuban . Wixii xanuunsanayana ilaah ka dulqaado dhibta , wixii caafimaad qabana ilaah u siyaadiyo ..........aamin  aamin  aamin

gelukkig nieuw jaar
happy new year

No comments:

Post a Comment