Wednesday, October 6, 2010

Lil Wayne oo la duldhigay xadhig ciqaab adag ah iyo sobobta keentay

Lil Wayne in isoleercel
© Fame Pictures
Lil weyn oo 28 jir ah , magaciisa dhabta ahina yahay Dwayne Michael Carter, Jr ayaa mudaba ku sugnaa jeelku yaal magaalada NEW YORK markii lagu qabtay hub sharci daro ah . xadhigaas oo la filayo inuu ka dhaman doono bishan november 2010 ayaa waxaa sii adkeeyaay todobaadkan markii lagu helay jeelka dhaxdiisa isaga oo sita mp3 iyo xadhiga dhagaha ee waxlagu dhegaysto oo iyaguna sharci daro ah,  taasina waxay fanaanka u dirtey qolalka ciqaabta ee jeelka ku yaal . maalintii waxa uu xidhnaanyaa 23 saacadood , telefan waxa loo ogalyahay hal mar todobaadkii , telefishan ma daawan karo . waxa loo ogolyahay kaliya in uu saacad jeelka dhexwarwareego.  

No comments:

Post a Comment