Sunday, March 20, 2011

midkee lacag badan soo gashaa dadka marka la isbarbar dhigo?



1. Ciyaartooy Lionel Messi mise xidigada filimka Harry Potter ee Emma Watson?

© Brunopress
19733
Emma Watson (goed)
Waxay heshaa sanadkii 22 miljoen euro  xaga Messi kahelo 14,7 miljoen euro.
34727
Lionel Messi

2. Maxaxweyne Barack Obama mise qalanjada topmodel ee Doutzen Kroes?

© Brunopress
32570
Doutzen Kroes (goed)
wax sidaasi uma dhexeeyaan,  laakiin gabadhan hollandiska waxa soo gasha 4,4 miljoen euro xaga Obama 4 miljoen euro.
24771
Barack Obama

3. Wariye Jeroen Pauw mise ninka wada shaqeeyaan ee Paul Witteman?

© Brunopress
23039
Jeroen Pauw
34497
Paul Witteman (goed)
mushaharkiisu waa 295.000 euro, xaga  Pauw uu ka yahay 230.000 euro .

4.  xidiga musikada Pop Justin Bieber mise xidiga kubada tenniska Roger Federer?

© Brunopress - AP
28595
Roger Federer
29147
Justin Bieber (goed)
Yarka 16jirka ayaa hela 35,5 miljoen euro xaga Roger uu qaato 31,6 miljoen euro.

5. Ciyaartooy Cristiano Ronaldo mise Dr. Phil?

© Brunopress
28091
Dr. Phil (goed)
docter waxaa soo gala sanadkii 58,8 miljoen euro taas oo 2jeer ka badan  Ronaldo (24,7 miljoen euro).
29789
Cristiano Ronaldo

6. Raysal wasaare  Silvio Berlusconi  mise musikeyste André Rieu?

© Brunopress
37165
Silvio Berlusconi
20662
André Rieu (goed)
andree waxa qaataa 26,5 miljoen euro xaga Berlusconi  ka helo 23 miljoen euro.

7. Xidigada filimka Twilight Kristen Stewart mise ninka la jila Robert Pattinson?

© Brunopress
17835
Kristen Stewart (goed)
gabadhan waxaa soo gala sanadkii 20,9 miljoen iyada oo aan wax sidaasa dheerayn  20,2 miljoen euro
39843
Robert Pattinson

8.  diyaariyaha barnaamish Top Gear Jeremy Clarkson mise quruxley Kim Kardashian?

© Brunopress
25978
Jeremy Clarkson
31677
Kim Kardashian (goed
gabadhan waxay qaadataa 4,4 miljoen taas oo 2jeer ka badan lacagta sanadkii Clarkson 2,2 miljoen euro.

9. Qalanjo Angelina Jolie mise jaaleheeda Brad Pitt?

© Brunopress
30779
Brad Pitt
27035
Angelina Jolie (goed)
Angelina waxay qaadataa 17,2 miljoen euro xaga uu helo Pitt 14,7 miljoen euro.

10. Ciyaartooy Wesley Sneijder mise qalanjada filimada Meryl Streep?

© Brunopress
18139
Meryl Streep
39729
Wesley Sneijder (goed)
ciyaartoygan waxay kooxda milan siisaa sanadkii 10,4 miljoen euro, xaga  Meryl Streep ay ka soo gasho 9,5 miljoen euro.
hadaba waa kuma ninka soomaali ugu mushaharka badan ? imisuu  qaataa tolow?

No comments:

Post a Comment