Monday, October 18, 2010

nin cusub oo loo aqoonsaday "'ninka ugu gaaban aduunka''

ninkan oo u dhashay wadanka NEPAL magaciisana la yidhaa KHagendra Thapa Magar, dadiisuna tahay 18 jir ayaa dherekiisu yahay 2feet 1.8inches. guddiga u qaabilsan wadanka nepal dalxiiska ayaa sheegay inay soo casumi doonaan ninka aduunka ugu dheer si ay isku barbar joogsadaan ninkan mucjisada ah ee wadankooda ka soo baxay .waxa kale oo loo aqoonsaday in uu khagendra noqdo napel"s goodwill ambassador.

No comments:

Post a Comment