Wednesday, October 6, 2010

caruurta BRAD PITT IYO ANGELINA JOLLI oo iskuul ka bilaabay budapest

De oudste Jolie-Pitt kinderen naar school in Budapest
Lixda caruura ee ay dhaleen xidigaha aduunka ee xaga filimada  Brad Pitt en Angelina Jolie ayaa waxay jecel yihiin safar badan oo aduunka daafeheeda ah . labadan fanaan ayaa waxay goaan sadeen in caruurtoodu saddex ka mida ay iskuul ka bilaa baan magalada Boedapest. Saddexdan caruura oo magaddoodu kala yihiin Shiloh (4), Pax  7  iyo Maddox (9) ayaa iskuul ka bilaabaya magaalada budapest ee wadankan Hungery xaga aabahood Brad uu ku mashquulsan yahay film lagu magacaabay MONEYBALL  ee magaalada los angels, hooyo Angelina waxay ay la joogi doontaa caruurteeda hungery joogta .

No comments:

Post a Comment