Wednesday, October 13, 2010

LADY GAGA oo ahaan jirtey gabadh xishood badan

  Sida uu sheeegay manager Bob Leone, Lady GaGa waxay dhibaato ka haysan jirtey masraxa markii ay yarayd .waxaanay ahaan jirtey gabadh aad u xishood badan oo ka duwen sidan ay maanta tahay . waxa mar awalba agjoogi jirtey hooyadeed oo taagrri jirtey xaga masraxa
bob waxa kale uu uu ku dooday in uu isbadal ku dhacay wakhtigii uu maanagerka u ahaa 2006.
Waxa kaleoo uu intaas ku daray inay 6bilood qaadatay tababar STEFANI walina ay tahay qoraa musikada loo yaqaan pop music intii aanay noqon LADDY GAGA.
Waxay aadu dhistay kalsoonida nafteeda markay noqotay lady gaga taas oo ay ku kasbatay taageerayaal badan iyo awood ay ku yeelato dunida muusikada.
 hadaba markasta oo la waydiiyo LADY GAGA waa maxay hadafkaagu? waxay had iyo jeer ku jawaabtaa labo kalmadoo aoo ah WORLD DOMINATION( aduunyo maamul ama u sareyn)

No comments:

Post a Comment