Thursday, October 21, 2010

21KII OKTOOBER :MIYAA LOO DARSADAY MISE WAA LAGA RAYSTAY?

21OKTOOBER oo ah maalin umadda soomaaliyeed ugu fadhida macnayaal fara badan oo kala duwen marka dib loo eego maalmeheedii mucjisada, ma hadhada, xanuunka, wanaaga iyo murugada badnaa ee ay soo mariyeen nimankii militariga ahaa ee talada dalku gacanta u gashay 1969kii ayaa ilaa hada dadka qaar ku doodaan in uu mamulkaas wali raadku leeyahay dhibaatada ka jirta gobolada somaliya qaar.
Sida la wada ogyahay 21oktoober inoogama baahna macno badan ama sharax laakiin suaasha maanta in hortaalaa marka la eego wadankii somaliya la odhan jirey waxay tahay ,oktoober miyaa loo darsaday mise waa laga raystay?
Taas jawaabteeda tooska ah waxaynu ka heli karaa wadankii somaliya sida uu yahay maanta iyo sida uu ahaa shalay. hadaba gobolada qaar waxaad moodaa inay ka soo kabteen kana raysteen xukunkii militariga ahaa xagga gobolada qaarkood ay u darsadeen. , Waa maxay sobobtu haddaba ?

No comments:

Post a Comment