Tuesday, October 26, 2010

daahir rayaale madaxweynihii hore ee soomaaliland waxaan jeclaan lahayn inuu qoro buug

buugaas oo uu kaga waramayo xaaladihii kala duwan ee ku soo maray madaxtooyada somaliland mudadii uu joogay, goaanadii adkee ee uu qaatay abid? waxaa uu isleeyahay way kaa khaldameen ?. waxa uu is leeyahay waad saxday? iyo hab la dhaqankii bulsho weynta hargeysa oo caasimadii ah? maxaad fikir ama talo siin lahayd dawladan cusub?
maxaad ka odhan lahayd urur siyaasadeed oo ay samaystaan reer boorame ama reer awdal?
..........waari mayside war ha kaa hadho

No comments:

Post a Comment