Sunday, January 2, 2011

fanaankii weynaa ee Bobby Farell ee kooxdii Bonny M ayaa geeriyooday


Bobby Farrell waxa uu dhashay sannadkii 1949 jasiiraddda ARUBAwaxa uu ahaa nin aad loo yaqiiney Sannadahii toddobaatameyadii ilaa iyo sideetamaadkii isagoo la heesi jiray saddex gabdhood iyadoo sanadahaa loo yiqiin Shimbirkii shimbiraha.Shaley ayaa laga helay Meydkiisa Hoteelkii ay ku dageen oo ku yiiley Magaalo madaxda labaad ee Ruushka Sint. Peterberg ka dib markii ay halkaas u aadeen xaflado heeso ahaa oo ay soo dalbadeen akhyaartii hore ee jeclaa ,sida oo kale 2005 ayaa dib loo caymiyey heestii loogu jeclaa heesahiisa ee Daddy COOL sida ay dhigayso warbaahinta Jarmalku.

No comments:

Post a Comment