Monday, January 31, 2011

boqorada holland oo 73 jirsatay

Boqorada wadankan holland Beatrix ayaa maanta oo isniin ah sanadka 2011 noqotay 73jir. Dadaas ayay waxay ku noqonaysaa madaxii ugu dada weynaa eee abid soo mara wadanka. Boqorad Juliena oo ahayd boqorada imika joogta hooyadeed ayaa ahayd 70jir markii ay ku warejisay gabadheeda oo markaas ahayd 42jir .
1980 ayay ku dhawaaqday inay boqortooyada ku wareejisay gabadheeda maanta 73 jirsatay. Julieen waxay fadhiday carshiga boqortooyada ilaa 32 sano. Beatrix waxay hada joogtaa xafiiskan isaga ah ilaa 31sano. Kaliya waxay isku mid ah ahaayeen xaga dada boqorkii Willem oo ahaa 73 sano isaguna .
Marka la eego dadeeda 73ka ayaa Beatrix waxay noqonaysaa haween  faro ku tiris ah ee wali ka shaqeeya shaqo ay lacag ku qaataan. waxa kale oo jira wadankan nederland 2000 iyo saaid qof oo 73jir ah oo wali shaqeeya ilaa 12saacadood todobaadkii dadkaasna waxa u badan raga sidaas waxa cadaysay xafiiska tirikoobka iyo qorshaynta ee nederland.
Haddaba marka la isbarbar dhigo  da'dda boqorada iyo boqoradaha ka jira xaga wadamada yurub , sida Ingriiska, Isbayn, norwey iyo beljiga ayay dadoodu ka yar tahay tan nederland.. ku darso, dad badan waxay is waydiiyaan goorta ay boqorada nederland wareejin doontaa taashka boqortooyada . 

Koningin Beatrix is maandag 73 jaar geworden. Met deze leeftijd is ze een van de oudste staatshoofden die Nederland ooit heeft gekend. Koningin Juliana was 70 toen ze op de 42ste verjaardag van haar dochter en opvolgster Beatrix in 1980 bekendmaakte dat ze ermee ging stoppen omdat 'haar krachten gingen afnemen'. Juliana zat toen 32 jaar op de troon. Beatrix heeft er nu 31 jaar op zitten als staatshoofd.
Alleen koning Willem III kon Beatrix tot nu toe evenaren. Hij stierf in 1890 als regerend vorst, toen hij 73 jaar was.
Met haar 73 jaar is Beatrix een van de weinige Nederlandse vrouwen die nog betaald werk doen. Er zijn in ons land slechts tweeduizend andere 73-jarigen die nog betaald werk verrichten en meer dan 12 uur per week aan het werk zijn, blijkt uit cijfers van het Centraal Bureau voor de Statistiek. De meerderheid van de werklustige senioren zijn mannen.
In Europa behoort onze vorstin qua leeftijd tot de middenmoot. De monarchen van Groot-Brittannië, België, Spanje en Noorwegen zijn iets ouvorstin qua leeftijdder dan de Nederlandse vorstin.

No comments:

Post a Comment