Saturday, January 8, 2011

Boqoradda Nederland oo taashka wareejin doonto 2013

DEN HAAG - Boqoradda wadanka nederland ayaa sida la saadaaliyay wareejin doonta taashka boqortooyada sanadka 2013 iyada oo ku wareejin doonta wiilka ay dhashay ee Willem-Alexander. Sidaas waxa sheegay prof. Henk te Velde oo ah macalin sare oo maadada taariikhda ka dhiga jaamacada Leiden. Macalinku waxa uu saadaashan u sheegay maanta jariidada Nederlands dagblad. Te Velde aya yidhi 'Aniga waxay ila tahay in la gaadhay wakhtigii ay Beatrix ka fekeri lahayd wareejinta taashka boqortooyada. Marka aynu eegno dhacdadii Apeldoorn . Waxaan ku shardayaa in wakhtigaasi yahay 2013. Macalinku waxaa kale oo saadaashiisaa ku sii adkeeyay iyada oo sanadka 2013 noqon doono qarnigii 2aad ee wadankan Nederland uu xoryahay.

DEN HAAG - De koningin zal in 2013 aftreden en de troon overdragen aan Willem-Alexander. Dat denkt prof. dr. Henk te Velde, historicus aan de universiteit van Leiden.
De professor doet deze voorspelling vandaag in het Nederlands Dagblad. Te Velde: 'Ik denk zelf dat er al een moment is geweest waarop Beatrix aan aftreden heeft gedacht. Door de aanslag in Apeldoorn is dat moment vervlogen. Ik gok nu op 2013.'

Te velde denkt dat de troonswisseling in 2013 zal plaatsvinden omdat in dat jaar Nederland twee eeuwen onafhankelijk is. (EBO)

No comments:

Post a Comment