Monday, August 15, 2011

M/weyne ku xigeenka oo shacbiga ugu baaqay inay ka qeyb qaataan taakulada abaaraha Soomaaliya


Xukuumada ayaa shacbiga Somaliland gudo iyo dibadba ugu baaqday inay ka qeyb galaan gurmadka lagu samato-bixinayo dadka abaaraha iyo macaluushu ku habsadeen ee koonfurta dalka qalalaasuhu ka jiro ee Soomaaliya.
Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha Md. C./Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ayaa shaaca ka qaaday inay xukuumaddu Guddi heer wasiirro ah u saartay sidii qaran ahaan looga qayb qaadan lahaa taakulaynta abaaraha iyo macaluusha ka jirta Soomaaliya.
Madaxweyne ku xigeenka oo ka hadlayay shirkaasi jaraa’id waxa uu yidhi “Waxaanu shirkan jaraa’id u qabanay anagoo ka adkaysan kari waynay dhibaatada ummada Soomaaliyeed ku haysata koonfur ee dabiiciga ah, taasi oo ay u dheer tahay ta ay gacmahooda ku kas badeen ama dadka isku haya maamulka ama xukunada Soomaaliya ay sii xumaysay arrinta macaluusha iyo abaaraha, anagoo taa u adkaysan kari waynay, anagoo og umada Somaliyeed in ay tahay ummad islaam ah, ummada Soomaaliyeed oo jiidhku isugu keen yaalo, waxaanu garanay ama dareenay ama aanu go’aan ku qaadanay in aan ka qayb qaadano wixii itaal ka yaga ah in taakulaynta umada macaluushu ku habsatay wixii itaal keena ah aan ku taakulayno haddii aan reer Somaliland nahay.”
“Sidaad la socotaan waxaanu u xil saarnay ama aanu samaynay guddi heer wasiiro ah oo farsamo ahaan ka soo talo bixisa sida ugu haboon ee aan ku taakulayn karno ama aan wax ugu qaban karno ummadaa Soomaaliyeed, waxaa kale oo aan hore u sheegnay ummadaha caalamka ee taakulada u fidinaya umada Soomaaliyeed ee dhibaatadu ku habsatay in ay u furan tahay marinka dekadeena Berbera, wixii fududayn ahna aanu diyaar u nahay in aanu samayno,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku xigeenku.
Md. C/raxmaan Saylici waxa uu uu baaq u diray shacbiga Somaliland waxaanu yidhi “Waxaan halkan baaq culus uga jeedinaya ummada reer Somaliland guddo iyo dibadba in ay walaalahooda dhibaatadu ku habsatay aanay gacmaha ka laaban ee uu nin walba wixii uu ku tari karo aduun iyo arin uu ku taro oo arintaasina ay maanta tahay mid siyaasad ka madax banaan, oo mid bini aadanimo ah, waxaan ka codsanaynaa ummada reer Somaliland, haddii aanu xukuumada Somaliland nahay waxaanu ugu baaqaynaa in ay meelkasta oo ay joogaan wixii lagu taakulaynayo ummadaa Soomaaliyeed ee macaluushhu ku habsatay in aanay gacmaha ka laaban meel ay joogaanba.”

Madaxweyne ku xigeenku isagoo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Anaguna xukuumad ahaan sidaan horeba u sheegay waxaanu diyaar u nahay wixii itaalkeena ah, xukuumad iyo shacbiba in aanu ku caawino dadkaasi ay macaluusha iyo abaaruhu ku habsadeen, iyadoo ay jirto duruuf wadan walba guddihiisa ah, wadan walba dhibaatadiisa iyo duruuftiisu way jirtaa, inaga qudheena abaaruhu dalkeena way jiraan meelo badan oo goboladeena ka mid ah abaartu way ka jirtaa laakiin halka ay maanta gaadhay abaarta iyo macaluusha Soomaaliya maynaan gaadhin, iyadoo ay teenu inoo gaar tahay oo awalba aynu isku tashan jirnay oo aynu kaga soo baxnay biyo dhaamiskii iyo dhibaatadii ka dhacday roob la’aantii jiilaalkii aynu kaga soo baxnay inagoo isku tashanay runtii la inagu amaanay sida aynu u maamulanay inagu oo maamul wanaaga iyo kala danbaynta maanta ka jirta Somaliland ay wax badan oo ay dhibaatada abaartu sii xumaan lahayd ay wax ka tartay runtiina caalamku inagu amaanay, wixii inoo gaar ah waa inoo gaar laakiin kama adkaysan karno dhibaatada ka jirta Somaliya ee wixii aynu ka tari karno in aynu ka tarno ayaynu u soo diyaar garawnay taasaanan ummada reer Somaliland guddo iyo dibadba meel ay joogaanba aanu ugu baaqaynaa in aanay gacmaha ka laaban”.

Monday, August 8, 2011

Hoe je lange kinderen krijgt( sida lagu helo caruur dhaadheer)

Dherer ilmuhu dheeraado ayaa waxa qayb ka ah baa la leeyahay, inta ay isku jiraan hooyada  iyo aabuhu gobolada iyo degaanka ay ka kala yimaadeen fogaantoodu. Hadii hooyo iyo aabe ay kuwada dhasheen magaalo ama tuulo isku mida , ka dib caruurtoodu way ka gaabanaysaa caruurta ay dhaleen waalidiin ka kala timid meelo kala duwen ama kala fog.
 sii akhri warbixinta iyada oo nederlands ah.....................


De lengte van een kind wordt namelijk voor een deel bepaald door hoe ver uit elkaar vader en moeder werden geboren. Als vader en moeder zijn geboren in dezelfde stad of dorp, dan zijn hun kinderen gemiddeld iets korter dan de kinderen van ouders uit verschillende regio's, blijkt uit een nieuwe studie.De onderzoekers denken dat het komt door genetica: Ouders die niet bij elkaar uit de buurt komen, hebben waarschijnlijk veel verschillende genen ten opzichte van elkaar. Deze grotere genetische diversiteit kan leiden tot kinderen met lichamen die efficiënter werken dan wanneer alles uit dezelfde genenpoel komt.Dat ontdekte Dariusz Danel, van het Instituut voor Antropologie aan de Poolse Academie van Wetenschappen.Lengte wordt bepaald door een aantal factoren, waaronder de lengte en sociaal-economische status van de ouders, omdat rijkere mensen de neiging hebben om beter gevoed te worden. Daar komt dus nu de geboorteplek van de ouders bij.Danel en zijn collega's onderzochten 2675 jongens en 2603 meisjes in Polen, die van hun zesde tot hun achttiende jaarlijks werden gemeten. Een flinke afstand tussen de ouders maakte jongens 20 en meisjes 14 procent langer.Het hele onderzoek staat in het julinummer van het American Journal of Physical Anthropology.

Wednesday, August 3, 2011

Dhulgariir ka dhacay Somaliland

Dhulgariir ka dhacay Somaliland

Magaalooyinka Hargeysa, Boorame, Gabilay, iyo Wajaale ayaa habeenkii xalay ahaa laga dareemay dhulgariir aan khasaarihiisa wali la ogeyn.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageys

Sunday, July 24, 2011

Amy jade Winehouse ayaa geeryootay


Amy Jade Winehouse (14 September 1983 – 23 July 2011) was a British singer-songwriter known for her powerful contralto vocals[1] and her eclectic mix of musical genres including R&B,soul and jazz.[2]
Winehouse's 2003 debut album, Frank, was critically successful in the UK and was nominated for the Mercury Prize. Her 2006 follow-up album, Back to Black, led to six Grammy Awardnominations and five wins, tying the record for the most wins by a female artist in a single night, and made Winehouse the first British singer to win five Grammys,[3][4] including three of the "Big Four": Best New Artist, Record of the Year and Song of the Year. On 14 February 2007, she won a BRIT Award for Best British Female Artist; she had also been nominated for Best British Album. She won the Ivor Novello Award three times, one in 2004 for Best Contemporary Song (musically and lyrically) for "Stronger Than Me", one in 2007 for Best Contemporary Song for "Rehab", and one in 2008 for Best Song Musically and Lyrically for "Love Is a Losing Game", among other prestigious distinctions. The album was the third biggest seller of the 2000s in the United Kingdom.[5]
Winehouse was credited as an influence in the rise in popularity of female musicians and soul music, and also for revitalising British music. Winehouse's distinctive style made her a muse for fashion designers such as Karl Lagerfeld. The singer's problems with drug and alcohol abuse, as well as self-destructive behaviour, were regular tabloid news from 2007 until her death. She and her former husband, Blake Fielder-Civil, were plagued by legal troubles that left him serving prison time. In 2008, Winehouse faced a series of health complications that threatened both her career and her life.[6][7]
Winehouse died at the age of 27 on 23 July 2011 at her home in London;[8] police have said that the cause of her death was "as yet unexplained"
HALKAN KA DAAWO HEESTEDII UGU CAAN SANAYD EE ''REHAB''
http://www.youtube.com/watch?v=KUmZp8pR1uc&feature=fvst

Monday, July 11, 2011

SHIRKA BEELAHA BAHABER CELI (MAXAMED CASE) EE YURUB

                       



Shir aad u balaadhan , oo ay ka soo qayb galeen bulshoweynta ku abtirsada beesha ugu faca iyo taariikhda weyn gobolada awdal iyo salal ee  Bahaber Celi ee ku dhaqan wadamada Netherland, belgium iyo Sweden ayaa maalintii shaley ee 9kii july 2011 shir ku  qabsaday magaalada Amersfoort ee wadanka boqortooyada  Nederland. Shirkan oo nuxurkiisu ahaa wadashi xaga arimaha dhaqaalaha , siyaasada, joogtaynta isku xidhnaanta beesha dibadda iyo guddaha, iyo ansixinta guddi hawlwadeena oo beeshu yeelato ayaa ku bilaamay warbixino dhaadheer oo  ku saabsan xaga waxbarasha , siyaasada, dhaqaalaha iyo  xogwareysiyo xaalada guud ee  degaanada beeshu ay degto. 

Barnaamijka shirka oo ay hagayeen indheergaradyo kala duwan oo beesha ayaa dadkii ka hadlay waxaa ka mid ahaa caaqil Muuse Ducaale oo ka hadlay taariikhda guud ee beelaha bahaber celi ay ku leedahay degaanada somaalida iyo caalamkaba isaga oo tilmaamay inay magacaa weyn iyo taariikhdaas bahaberceli ay ku gaadhay wadatashi , isku xidhnaan iyo siyaasad wanaag ay kula dhaqanto beelaha kale ee markaas walalahood ah dadkii ka soo qaybgalayna ku booriyay inay tusaalahaas qaataan. Waxa kale oo shirka ka hadlay madaxa hay'ada ADO(awdal development organisation), Xasan Giire oo ka hadlay xaalada guud ee degaanada beesha si ay tahay waxbarasha, biyaha , ururada samafalka ee ka hawlgala degaanada, iyo guubaabo aad u qiiro badnayd oo uu  kaga hadlay macnaha weyn ee ay 

ledahay walaaltinimada , xidhiidhka iyo istaageersigu. 
Waxa iyaguna markooda hadalka qaatay martidii kala duwaneyd ee  ka kala timid wadamada Sweden iyo Belgiun , Cabdillahi Daauus oo ku hadlayay magaca martida Sweden ayaa madasha ka akhriyay warbixin dheer oo ku saabsan degaanada beesha xaga tayo galinta waxbarashada , dugsiyada , ceelasha, iyo xaalada guud ee degaankaas  isaga oo muddo kala soo shaqeeyay hay'adii samafalka  ee GTZ ee ka hawlgalaysay gobolka awdal iyo salal. Rooble iyo xuseen barkhad oo ka yimid Belgium ayaa iyaguna ka hadlay iskuxidhnaanta beesha belgiumka degan , waxqabkooda iyo wadashaqaynta ka dhaxaysa dhexdooda.

gebogabadii, waxa la isku raacay in la magacaabo guddi dhalinyaro oo hawlwadeena ah oo ka kooban 5 qof , gudidaas oo ka shaqayn doonta isku xidhka , barnaamishyada iyo soo diyaarinta mawduucyada shirarka laga hadlayo iyaga oo la tashanaya duqayda beesha ee hore u talin jirtey.
   
       guddida la magacaabay

1- Yaasin maydhane geelle 
2- muxiyadiin ibraahim ducaalle
3-cumer ibraahim cader
4-maxamuud xasan colhaye
5- khadiir cismaan axmed( biyokunaax)  

waxaa shirka ka soo qaybgalay

1- caaqil muuse ducaale
2-xasan giire
3-cilmi nuur kaadiye
4-cabdirashiid barkhad macaane
5-xuseen barkhad
6-abdalle ibraahim
7-xuseen muuse
8-xuseen barkhad
9- maxamed cumer nuur
10-xasan cusmaan
11-saciid muuse dixood
12-ibraahim rooble
13-mustafa ibraahim ducaale
14-cabdilaahi maxame ( daauus)
15- cabdilaahi giire
16- maxamuud xasan colhaye

Saturday, June 11, 2011

Bescheiden Rochelle wint X Factor 2011


Rochelle is op het podium allesbehalve bescheiden. © ANP
De 19-jarige Rochelle is de winnares van X Factor 2011. De zangeres versloeg de groep Adlicious in 'de beste finale ooit'.
Stiekem was Rochelle al weken de publieksfavoriet, maar Adlicious was een sterke tegenstander. De groep, bestaande uit Laise, Jordy en Shirley, was de eerste formatie die kansmaakte op de titel en onder andere een platencontract.

Rochelle betrad vanavond het podium op blote voeten en beschrijft zichzelf als een 'bescheiden meisje'. 'Ik ben wie ik ben, ik heb er altijd van gehouden om een beetje op de achtergrond te blijven', liet ze weten. Blijkbaar werd deze nuchterheid door Nederland helemaal goedgekeurd, want de Helmondse kon rekenen op 73% van de stemmen. Overigens was Rochelle ook de favoriet van The Voice of Holland-winnaar Ben Saunders. 'Ze leert waanzinnig snel', is de mening van coach Eric van Tijn.

Aanstaande maandag wordt Rochelle in haar woonplaats gehuldigd, waarna een optreden volgt. En dan is het wachten op de release van haar single, 'No Air'. (Suzanne Borgdorff)
10/06/11 23u46

Thursday, June 9, 2011

DANI MA UGU JIRTAA FURITAANKA XISBIYO BADAN GOBOLADAN AWDAL IYO SALAL



Waxaan shaki ku jirin goaankan adag ee ay  ku dhawaaqday gudidii loo xilsaaray inay ka soo talo bixiyaan  suurtogalnimada furashada xisbiyo siyaasadeed inay naxdin iyo welwel ku abuurto xisbiyo siyaasadeed oo maanta jira, qabiilo iyo degaano kala duwan oo ku yaal jamhuuriyada Somaliland.
 Waxaynu markiiba maqalay afkaarta kala duwen ee ka soo yeedhaysa xisbiyadii jirey ee saddexda ahaa oo ku kala aragti duwan natiijadan lagu dhawaaqay oo kala ah diidmo ay ka muujiyeen xisbigii talada laga tuurey ee UDUB iyada oo magacooda uu ku hadlayo gudoomiye ku xigeenkii udub Axmed Yuusuf Yaasiin.
 Waxa sidoo kale oo welwel ka muujiyay , mugdi iyo horseed jaahwareer ku tilmaamay goaankaas gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee  UCID Faysal Cali Waraabe, xisbiga kaliya ee ilaa hada taageeray goaankan ayaa ah xisbul xaakimka Kulmiye isagana ay qasab ay kaga dhigtay fulinta  balantii uu  qaaaday  markii ay ku jireen  ololihii doorashooyinka madaxtinimo ee jamhuuriyada somaliland inkasta oo aan ilaa hadda siyaasiyiin faro badan aanay ka hadal goaankan.
 SI kastaba ha ahaatee ,aynu u daadegno khasaaraha iyo faaiidada ugu jiri karta goboladdan Awdal iyo Salal furashada xisbiyo siyaasadeed oo ka soo jeeda goboladan iyo suurtogalnimada xisbi ay ku mideysan yihiin umaddaha degan goboladan.

Waxa la isku raacsan yahay inay Boorame ka soo bixi doonaan xisbiyo ku salaysan qabaaiil guud aahaan sida laga filaya gobolada iyo degmooyinka kale ee somaliland ba . Waayo ilaaa hadda Reer Awdal ma aanay sameysan ilaa hada xisbi qaran oo ka turjuma ama ay feker ahaan ku  mideysan yihiin xag siyaasadeed, xag dhaqaale iyo waliba xag bulsho intaba.Xisbiyadaas  Boorame ka dhalan doonaa mustaqbalka,  waxay marwalba u baahnaan doonaan taageerada xisbiyada kale ee laga dhisi doono hargeysa iyo nawaaxigeeda, sobob dhaqaale iyo tiro awgeed iyada oo cadka ama qaybta ay helaan noqon doonto waxa uu uu soo gooyo xisbigaas daciifka ee qabiilka ku salaysan ee aan taageero badan heli karin . Waxa taas ka sii daran, murano xoogan oo ka dhici doona xadadka degmooyinka lakala degan yahay, dhalashada iyo kala sheegasho dhul imikaba lagu muransanyahay ka codeyntiisa.
 Intaas waxaa gadaal socon doona xisbiyo Diin ku qadhaabta oo ay waxiskugu urursadaan kuwii muddoba u haraadanaa maamulka dalka, madaarista iyo maqaamyadana  kaga xidhnaa siyaasada. Isku wada geeyoo ,aragti ahaan, waxa adag in la saadaaliyo qaabka urur-siyaasadeed reer Boorame oo ay ku mideysan yihiin dhamaan ama inta badan beelaha degaanka u leh Gobolada awdal iyo salal iyo gabiley  iyo  heshiiska ay la gali doonaan xisbiyada kale ee kadhalan doona somaliland inteeda kale.
 Waxa kale oo adag, in saadaal laga bixiyo ku si ekaanshaha xisbiyada jira maanta iyo isbedelka ku dhici doonaa ?
     la soco qaybaha  kale waxaan ku eegi doonaa saadaasha  qaabdhismeedka ay yeelan karaan xisbiyada somaliland ee soo socda iyo cida wax a heli karta!

Wednesday, May 25, 2011

Sterren zwaaien Oprah uit


Sterren zwaaien Oprah uit
© AP
De laatste afleveringen van The Oprah Winfrey Show zijn door een tal van sterren aangegrepen om de tv-diva persoonlijk uit te zwaaien. Dinsdag waren onder meer Madonna, Tom Cruise, Stevie Wonder en Beyoncé in Chicago te gast om de opnames van de laatste uitzendingen bij te wonen.
De opnames vonden niet in de gebruikelijk studio plaats, maar in het grote United Center waar 13.000 uitzinnige fans de laatste memorabele momenten van The Oprah Winfrey Show mochten meebeleven. Gezeten in een grote witte stoel onderging Oprah Winfrey alle hulde. Josh Groban en Patti LaBelle zongen Somewhere Over the Rainbow  voor haar. Er waren optredens van Stevie Wonder en Beyoncé. Jerry Seinfeld, Halle Berry, Will Smith waren van de partij en Madonna bekende op het podium dat ze zichzelf rekent tot de miljoenen mensen die zich door Oprah laten inspireren.

De immense zaal hing vol afbeeldingen van Oprah Winfrey tijdens gedenkwaardige momenten van haar talkshow uit de afgelopen 25 jaar. Verspreid over de stoelen waren grote dozen tissues klaargezet, zodat de toeschouwers hun tranen vrijelijk konden laten stromen.

Vorig jaar november kondigde Oprah Winfrey aan dat zij na 25 jaar gingen stoppen met haar beroemde talkshow, die over de hele wereld wordt uitgezonden en dagelijks een publiek trekken van tientallen miljoenen televisiekijkers. De opnames van dinsdagavond worden in de Verenigde Staten volgende week maandag en dinsdag uitgezonden. Woensdag 25 mei is dan de allerlaatste The Oprah Winfrey Show

Sunday, May 22, 2011

XAFLADII SOMALILAND EE WADANKA BOQORTOOYADA NEDERLAND


 Xafladaha xuska sanadguurada 20 aad ee dib ula soonoqoshada qaranimada somaliland oo beryahan ka socda dalka iyo dibadaba ayaa habeenkii xaley ee bishu ahayd 21 may 2011 lagu qabtay wadankan boqortooyada Nederland. Xafladan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ayaa ku bilaabatay taariikhdii dheeray ee loo soo maray qaranimadan  iyo nabadayntii beelaha somaliland iyada oo ay halkaas joogeen waayeelo haween iyo rag ba leh oo wax ka bildhaaminayay taariikhdaas. waxa kale oo madasha joogey fanaaniin aad u faro badan ooo aan ka xusi karno fanaanada weyn ee SAHRA HALGAN  iyo ISMAACIIL DULCAD oo habeenkii xalay ahayd wacdaro ka muujisay stageka. Waxa kale oo xaflada ka dhexmuuqday dhalinyaro  hidaha iyo dhaqanka loo tobobaray oo si aad u heersaraysa u soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee soomaliland laga ciyaaro sida SAYLICI, DHAANTO , BATAR iyo SADEXLEY. xaflada  waxa habaynteeda iyo isku dibu ridkeeda iska lahaa ururada NOMAD IYO URURKA HOOYO WAA LAMA HURAAN  oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha haweenka ee somaliland guud ahaan. Madasha oo ay buux dhaafiyeen dadweyne  ka kala yimid wadamada belgium , germany iyo luxenburg ayaa waxa dadka wajiyadooda ka dheehan  kareysay farxada, raynraynta iyo wanaaga ay u qabaan dadkoodii iyo dalkoodii intaba. Dadweynaha somaliland oo ku caano maalay wada tashi iyo nabad mudadaas 20ka sano ah ayaa waxay soo jiidatay dareenka caalamka iyada oo somaliland ay maanta kaliya u baahan tahay citiraaf ay ka hesho dunida inteeda kale.










Wednesday, May 11, 2011

ilmo cajaaib ah

Ilmahan oo dadiisu tahay 6jir , magaciisuna yahay Ivan Stoilkovic waxa uu u dhashay wadanka Kroatie isaga oo lagu naanayso ''ilmihii mucjisada ahaa''. ilmahani waxa uu taabasho ku daweeyaa dadka xanuunsan, waxan uu qaadi karaa  kabdad bariis ah oo culayskeedu yahay 50kilo . Marka uu shaadhka iska bixiyana , waxa uu isku badalaa bir-lab.


Het 6-jarige jochie Ivan Stoiljkovic uit Kroatië is wat je noemt een wonderkind. Door aanraking zou hij mensen kunnen genezen. Verder zou hij zonder problemen 50 kilo wegende zakken rijst kunnen tillen. En wanneer hij zijn shirt uittrekt, verandert hij in een magneet.