Sunday, October 31, 2010
yaan la iloobin saacaddii la amaahday xaggaagii!
maanta oo Axad ah bishuna tahay 31 oktoober 2010 ayaa wakhtigii jilaalku ka bilaami doonaa dhamaanba wadamadan yurub guud ahaan .Sida la ogyahay wakhtigaas waxa uu isbadal ku ridi doonaa saacadaha kuyaal computerada iyo dhamaanba meelaha aynu wakhtiyada kala socono. haddaba 3da galabnimo ee maanta oo axada ayaa saacadaha dib loo soo celi doonaa hal saac tusaale.marka ay 3dii galabnimo tahay sacadaadu ayad waxad ku soo celin doontaa 2dii galabnimo. Wakhtigan jiilaalka oo ka bilaabanaya maanta ayaa socon doona ilaa iyo 5bilood. waxaana la filayaa inuu wakhtigan ku dhamaan doono bisha MAARSO Axadda ugu dambaysa sanadka 2011ka markaas oo aynu marlabad saacad ku darsan doono wakhtigeenii caadiga ahaa. haddaba siaynu ugu habsaamin shaqooyinkeena , iskuuladda , meheradeheena waa in aynu xasuuusnaano goorsheegta dhudhunkeena iyo derbiyadda sudhan . berrito oo maalin isniina ah ayaa wakhtigan jiilaalku dhaqan gali doonaa .
Thursday, October 28, 2010
madaxweyne ku xigeenka somaliland cabdiraxmaan cabdilaahi saylici oo furey terminal cusub
Berbera-(lowga)-Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [Saylici], ayaa gaadhay magaalada Berbera ee xaruunta Gobolka Saaxil.
Weftigan oo u jeedadiisa lagu sheegay inuu xadhiga ka jaro dhismayaal dayactir lagu sameeyey oo ka mid ah madaarka caalamiga ah ee diyaaraduhu ka haadaan ee magaalada Berbera, waxa ku wehelinayey Wasiirada Warfaafinta Wacyi-gelinta Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac [Geell-jire], Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Marwada koowaad ee dalka Marwo Aamina X Maxamuud Jire [Aamina Waris].
Markii uu weftigu gaadhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera waxa uu xadhiga ka jaray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Terminalka labaad ee garoonka diyaaradaha ee ay dadku ka dhoofaan oo isagu dunsanaa tan iyo markii dalka dib loogu soo noqday.
Md Saylici oo halkaas hadal kooban ka jeediyey, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu maanta furo Terminalka labaad ee madaarka Berbera, isagoo ugu mahadceliyey Wasiirka Duulista iyo Hawada oo uu sheegay inuu aad ugu dadaalay sidii u furi lahaa Terminalkan oo aad ay ugu baahnaayeen dadka madaarkaas ka dhoofa.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [Saylici], ayaa waxa kale oo sheegay in xukumada cusub ee Somaliland ay soo bandhigi doonto wax qabadkeeda marka ay dhammaadaan 100 cisho ee ay qabsatay, wakhtigii ay xilka dalka la wareegtay.
Wasiirka Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo isna halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in markii uu arkay dadka ka dhoofa madaarka Berbera oo isku meel kaliya wada maraya uu go’aansaday inuu dayactiro Terminaalka labaad ee ay adeegsadaan dadka ka dhoofaya madaarka, isla markaana waxa uu tilmaamay inuu furitaanka terminalkani uu ka mid ahaa siyaasada xukumada cusub, maadaama oo xidhnaa mudo ku siman 20 sannadood.
Sidoo kale waxa iyaguna halkaas ka hadlay Wasiirka Warfaafinta Wacyi-gelinta Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac [Geell-jire], iyo Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina X Maxamuud Jire [Aamina Waris].
Intaas ka dib waxa uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu xadhiga ka Terminalka labaad ee madaarka Berbera. Sidoo kale waxa uu Md Saylici furay Tower weyn oo isgaadhsiineed oo laga hirgaliyey gudaha dakeda Berbera, kaasoo lagu ogaandoono wixii maraakiib ama doonyo ah ee soo gala biyaha Somaliland iyagoo meel aad u durugsan mar

Wednesday, October 27, 2010
dood ku aadan somaliya iyo somaliland
Holland 25.Okt.20010: Hayáda lagu magacaabo Lux Global oo ku taala magaalada Nijmegen ee waddanka Holland ayaa waxa ka dhacay fiidnimadii Isniinta ee shalay dood loogu talo galey in lagu falanqeeyo faraqa u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Barnaamijkan qabashadiisa waxa ka wada shaqeeyay ama iska kaashadey ururka SDO(Somaliland Development Organisation) iyo Lux Global oo ah goob caalami ah oo lagu soo bandhigo barnaamijyada doodaha ee khuseeya dunida, filimada iyo dhaqanada kala duwan. Ujeeddada laga lahaa qabashada barnaamijka ayaa waxay aheyd in lagu falanqeeyo faraqa u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya oo maanta aanay waxba isugu jirin. Barnaamijkana waxa marti u ahaa:
- Mudane Maxamed Yoonis Cawaale (Wasiir-ku-xigeenka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga
- Sjoera Dikkers oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Dowladda Holland
- Cabdi Cabdillahi oo ah Guddoomiyaha Ururka SSE oo ah dallad ay ku bahoobeen ururada reer Somaliland ee Yurub
- Andrew Swan oo ka socdey hayáda UNPO
- Dorothé Appels oo ah Agaasimaha hayáda COS oo ah hayád caalami ah.
Habsami socodka barnaamijka waxa daadihinayay Rik Delhaas oo ah qoraa iyo suxufi isla markaana ah qoraaga buugga magiciisu ahaa Pechvogelsen gelukzoekers,leven in de Afrikaanse stad. Ugu horreyntiiba waxa uu ku soo dhoweeyay Anneleen Tilburgh oo ah taariikhyahan. Waxay si faahfaahsan uga warbixisay taariikhda dalka Soomaaliyeed iyo marxaladihii uu soo maray iyo xaaladda uu maanta waddanku ku suganayahay ee ah nabadgalyo iyo xasilooni la’aanta ka jirta. Sidoo kale waxay ku soo bandhigtay goobta sawwiro naxdin leh oo muujinaya dhibka haysata dadka iyo dalka Soomaaliyeed oo ah wakhti aan ka yareyn labaatan sanno. Intaa ka dib waxay ka warbixisay Somaliland iyo heerarka ay soo martay. Xasiloonida iyo nabadgelyada ka jirta iyo weliba doorashooyinka ka hirgalay. Ugu dambeyntii waxay gunaanad ku muujisay in Somaliland iyo Soomaaliya ay yihiin labo meelood oo ku kala sugan duruufo iyo xaalado kala duwan.
Intaa ka dib waxa lagu soo dhoweeyay madasha mudane Maxamed Yoonis Cawaale oo ah wasiir ku xigeenka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga. Wasiirku wuxuu si qoto dheer uga warbixiyey taariikhda Somaliland iyo inay hore u aheyd dowlad gaara, ka dib markii ay xorriyada ka qaadatay dowladda Ingiriiska sannadkii 1960kii, 26 Juun. Sidii ay Soomaliya ugu biirtay iyo qaabkii loogu hungoobay iyo wakhtigii adkaa ee dadka Somaliland ay la kulmeen intii ay ku jireen midnimada ayuu wasiirku si faahfaahsan madasha uga warramay. Somaliland iyo waxyaabaha ku kalifay inay ka noqoto midnimadii, halka uu waddanku marayo ilaa hadda iyo weliba waxyaabaha uu waddanku gaadhay iyo waxa uu mustaqbalka higsanyo ayuu sidoo kale ka warbixiyay. Intaa ka dib su’aalo aan tiro yareyn ayaa wasiirka la weydiiyay, kuwaasoo taabanayay mawduucyo tiro badan isla markaana su’aalaha qaar ay ka imanayeen dad ka socdey ururo Soomaaliyeed iyo Puntland. Wasiirku si faahfaahsan ayuu su’aalaha uga jawaabay, taasoo ay ku dheehnayd xirfad iyo aqoon.
Qaybtii labaad ee barnaamijka waxa lagu soo dhoweeyay Andrew Swan oo ka socdey hay’ada UNPO iyo Sjoera Dikkers oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Holland. Andrew waxa uu sheegay in Somaliland ay xubin ka tahay hay’ada UNPO isla markaana ay u arkaan inay Somaliland tahay goob xasilan oo gaadhay waxyaabo badan oo horumar ah oo ay u dambeysay doorashooyinka si nabadgelyo ah uga dhacay isla markaana caalamku ay tahay inay fiiro gaar ah u yeeshaan. Xildhibaanka ayaa iyaduna taabatay siyaasada guud ee dowladad Holland eek u wajahan gobbolka geeska Afrika iyo inay jeclaan lahaayeen inay arkaan gobbol nabad ah. Sidoo kale waxay ka hadashay doorka iyo kaalinta dumarka iyo in loo baahanyahay in doorkooda la siiyo, taasoo wasiirku uu xusay in Golaha wasiirada ee Somaliland ay ku jiraan saddex dumar ah oo ah markii ugu horreysay taariikhda Somaliland haween intaa leeg oo soo gala Golaha Wasiiradda. Xildhibaanka ayaa iyaduna ugu jawaabtay in dowladda Nederland lafteeda ay saddex dumar ahi ku jiraan golaha wasiirada.
Qaybtii ugu dambeysay kulanka waxa lagu soo dhoweeyay Cabdi Cabdillahi Jibriil oo ah guddoomiyaha ururka SSE iyo Dorothé Appels oo iyaguna ka warbixiyay kaalinta ururada samofalka. Guddoomiyaha ayaa si gaara uga hadlay kaalinta qorbo jooga Somaliland iyo sida ay gacan uga geystaan dhinacyada kala duwan ee horumarka dalka. Sida ay lagama maarmaan u tahay in qurbo joogu ku xidhnaado dalka Somaliland iyo sida ay lagama maarmaan u tahay isku xidhnaanta iyo isku duubnida qurbo joogg. Sidoo kale waxa uu xusay in sidoo kale ururada reer Somaliland ay yihiin qaar ku wajahan muujinta qaranimada iyo jiritaanka dalka iyo dadka reer Somaliland.Waxa kale oo uu si kooban uga hadlay taariikhda ururka oo maanta ay xubno ka yihiin 45 urur oo ku baahsan 10 waddan oo Yurub ah. Dorothé Appels ayaa iyaduna si qoto dheer uga hadashay kaalinta mahuraanka ah ee ururada kaalmada caawimadu ay kaga jiraan Soomaaliya iyo Somaliland. Waxay ka warbixisay xaaladaha kala duwan ee hay’adahaasi ay la kulmaan marka ay ku shaqaynayaan deeggaano kala duwan marka laga eegayo dhinacyada nabadgelyada iyo xasiloonida. Ugu dambeyntii waxay xustay in Somliland ay tahay tusaale fiican oo Soomaaliyada kale ay wax ka baran karaan. Kulanku waxa uu ku dhacay jawi fiican, waxaana ka soo qayb galey hay’ado iyo dad tiro badan oo aad u xiiseeyay kulankan oo run ahaantii ahaa mid si cilmiyaysan loo soo abaabulay.
Faahfaahinta kulanka waxa lagu soo gudbin doonaa warbixin tifaftiran.
Fatma Ali

Cabdiraxman Cabdishakur oo is casilay
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Guddoominaya Wasiirrada Carabta
Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, wuu is casilay.
Iscasilaaddani waxay ku soo beegantay maaliin uun ka dib markii 3 Wasiir oo kale ay xilalkoodii iska casileen.
Maxamed Cabdullaahi Omaar, oo hadda ka hor soo noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda, kana soo jeeda qoys caan ah oo ladan, ayaa shalay is casilay.
Yusuf Siyaad Indhacadde, oo ah ninka ugu magaca weyn ee mucaaradka ka soo galay, isla markaana hawlaha militeriga ee Maxkamadihii, muqaawamadii iyo dowladdamba meel muuqata uga jiray, ayaa isaguna iska casilay Wasiiru Dowlaha Difaaca.
Xasan Macallin, oo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, laguna tiriyo ragga ugu dhow dhow Shiikh Shariif ee xogta iyo taladaba la wadaaga, ayaa isaguna shalay is casilay.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu ka mid ahaa mas'uuliyiinta ugu sarreeyay Isbahaysiga ARS, ee ay ka soo jeedaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanku.
Wuxuuna ahaa mas'uulkii ARS u hoggaaminayay wadaxaajoodkii ay la galeen dowladda TFG.
Markii wadahadalka la soo gebagebeeyay Cabdiraxmaan waxaa uu gacan saar siyaasadeed oo dhow uu la lahaa Ra'iisal Wasaaraha, Cumar Cabdirashiid.
Intii uu xilka hayay Cabdiraxmaan waxaa uu dowladda Soomaaliya u saxiixay heshiiskii qabyada ahaa (ka dibna la diiday) ee ay dowladda Soomaaliya la gashay Kenya.
Arrintaas waxaa dhaliil badan ugu soo jeediyay dad badan oo Soomaaliyeed, taas oo keentay in fagaare lagu soo dhoweynayay Raiisal Wasaaraha Soomaaliya oo London yimid, uu Wasiirku ka sheego in amarka heshiiska lagu saxiixay uu bixiyay Ra'iisal Wasaaruhu.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxaa uu masraxa siyaasadda ka soo muuqday markii ciidammada Ethiopia ay Soomaaliya galeen, wuxuuna ka mid ahaa dadkii bannaanbaxyada looga soo horjeedo tallabadaas ka abaabuli jiray London oo uu markaa degganaa.
Mansab siyaasadeed oo aan Soomaalida waayadan soo marin ayaa uu magaca Soomaaliya ku matalayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur ka dib markii uu shir Guddoomiye ka noqday Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Carabta.
Cabdiraxmaan waxaa uu wax ku soo bartay dalalka Sudan iyo Malaysia.

Tuesday, October 26, 2010
daahir rayaale madaxweynihii hore ee soomaaliland waxaan jeclaan lahayn inuu qoro buug
buugaas oo uu kaga waramayo xaaladihii kala duwan ee ku soo maray madaxtooyada somaliland mudadii uu joogay, goaanadii adkee ee uu qaatay abid? waxaa uu isleeyahay way kaa khaldameen ?. waxa uu is leeyahay waad saxday? iyo hab la dhaqankii bulsho weynta hargeysa oo caasimadii ah? maxaad fikir ama talo siin lahayd dawladan cusub?
maxaad ka odhan lahayd urur siyaasadeed oo ay samaystaan reer boorame ama reer awdal?
..........waari mayside war ha kaa hadho

Sunday, October 24, 2010
Thursday, October 21, 2010
21KII OKTOOBER :MIYAA LOO DARSADAY MISE WAA LAGA RAYSTAY?
21OKTOOBER oo ah maalin umadda soomaaliyeed ugu fadhida macnayaal fara badan oo kala duwen marka dib loo eego maalmeheedii mucjisada, ma hadhada, xanuunka, wanaaga iyo murugada badnaa ee ay soo mariyeen nimankii militariga ahaa ee talada dalku gacanta u gashay 1969kii ayaa ilaa hada dadka qaar ku doodaan in uu mamulkaas wali raadku leeyahay dhibaatada ka jirta gobolada somaliya qaar.
Sida la wada ogyahay 21oktoober inoogama baahna macno badan ama sharax laakiin suaasha maanta in hortaalaa marka la eego wadankii somaliya la odhan jirey waxay tahay ,oktoober miyaa loo darsaday mise waa laga raystay?
Taas jawaabteeda tooska ah waxaynu ka heli karaa wadankii somaliya sida uu yahay maanta iyo sida uu ahaa shalay. hadaba gobolada qaar waxaad moodaa inay ka soo kabteen kana raysteen xukunkii militariga ahaa xagga gobolada qaarkood ay u darsadeen. , Waa maxay sobobtu haddaba ?

Monday, October 18, 2010
nin cusub oo loo aqoonsaday "'ninka ugu gaaban aduunka''
ninkan oo u dhashay wadanka NEPAL magaciisana la yidhaa KHagendra Thapa Magar, dadiisuna tahay 18 jir ayaa dherekiisu yahay 2feet 1.8inches. guddiga u qaabilsan wadanka nepal dalxiiska ayaa sheegay inay soo casumi doonaan ninka aduunka ugu dheer si ay isku barbar joogsadaan ninkan mucjisada ah ee wadankooda ka soo baxay .waxa kale oo loo aqoonsaday in uu khagendra noqdo napel"s goodwill ambassador.
OSSAMA BINU LADEN XAGUU JOOGAA HADDA?
Bin Laden iyo Al-Zawahiri ayaa ku kala nool guryo caadi ah oo aan ahayn godad. Labadan nin ayaa sanadahan ugu dambeeyay digo rogashadoodo badnayd iyaga oo ka soo guurey meel aan sidaa uga fogayn uga soo guurey meesha ay hada degan yihiin.
Sida uu wariyuhu ku doodayo labadan nin ayaa aad ugu kalsoon ilaalada dadka degaanka degan iyo sirdoonka wadanka PAKISTAN oo la shaqeeya,taas oo dawlada paakistaan dhowr jeer iska fogeysay eedayntaas loo soo jeediyay.
Friday, October 15, 2010
Thursday, October 14, 2010
GOLAHA WASIIRADA EE MAANTA LOOGA DHAWAAQAY WADANKA HOLLAND
Dhismaha dawlada ka kooban 18 wasiir oo ay kubohoobeen laba xisbi ee VVD iyo CDA oo xaga midigta u janjeedha ayaa looga dhawaaqay maanta oo bishu tahay 14 oktoober 2010 wadankan holland. dawlada oo uu hogaamin doono raysal wasaare MARK RUTTE oo noqonaya raysal wasaarihii ugu dada yaraa ee waliba ka socda xisbigan liberaalka oo ay talada dalku ugu dambaysay sanadkii 1918kii ayaa ah dawladii ugu tirada yarayd ee abid so marta dalkan holland. Dhaliilaha durba dawladan loo soo jeediyay ayaa ah dumerka oo ku yar wasaaradaha iyo xisbiyada laga tiro badan yahay oo aan cid lagaga darin .mida labaad dawladan waxay heshiis iskaashi oo xaga baarlamaanka la saxeexatay xisbiga xag jirka ah ee PVV ee uu hogaamiyo ninka ay ku wayn tahay cabsida iyo nacaybka islaamka ee GEERT WILDER. magacda Golaha wasarada iyo xisbiga ayka soo jeedaan ayaa kala sidan:
Edith Schippers (wasiirka caafimaadka, iskaashiga iyo Spoortiga, VVD), Melanie Schultz van Haegen (degaanka iyo daayactirka , VVD), Jan Kees de Jager (maaliyada, CDA), Piet Hein Donner (arimaha dibada iyo xidhiidhka boqortooyada, CDA), Marja van Bijsterveldt (waxbarashada, dhaqanka en sayniska, CDA), Hans Hillen (difaaca, CDA), Henk Kamp (arimaha bulshada iyo shaqada, VVD), Gerd Leers (socdaalka iyo magangalyo doonka, CDA). Uri Rosenthal (arimaha dibadda, VVD), Mark Rutte (raysal wasaare, VVD), Maxime Verhagen (arimaha dhaqaalaga, beeraha iyo dibuhabaynta, CDA), Ivo Opstelten (nabadgelyada iyo cadaaladda, VVD).

Wednesday, October 13, 2010
LADY GAGA oo ahaan jirtey gabadh xishood badan
Sida uu sheeegay manager Bob Leone, Lady GaGa waxay dhibaato ka haysan jirtey masraxa markii ay yarayd .waxaanay ahaan jirtey gabadh aad u xishood badan oo ka duwen sidan ay maanta tahay . waxa mar awalba agjoogi jirtey hooyadeed oo taagrri jirtey xaga masraxa
bob waxa kale uu uu ku dooday in uu isbadal ku dhacay wakhtigii uu maanagerka u ahaa 2006.
Waxa kaleoo uu intaas ku daray inay 6bilood qaadatay tababar STEFANI walina ay tahay qoraa musikada loo yaqaan pop music intii aanay noqon LADDY GAGA.
Waxay aadu dhistay kalsoonida nafteeda markay noqotay lady gaga taas oo ay ku kasbatay taageerayaal badan iyo awood ay ku yeelato dunida muusikada.
hadaba markasta oo la waydiiyo LADY GAGA waa maxay hadafkaagu? waxay had iyo jeer ku jawaabtaa labo kalmadoo aoo ah WORLD DOMINATION( aduunyo maamul ama u sareyn)

Tuesday, October 12, 2010
Sunday, October 10, 2010
10ka haween ee aduunka ugu awooda badan
Rank | Name | Age | Country | Category | Category Rank |
---|---|---|---|---|---|
1 | Michelle ObamaFirst Lady | 46 | United States | Politics | #1 |
2 | Irene RosenfeldChief Executive, Kraft Foods | 57 | United States | Business | #1 |
3 | Oprah WinfreyTalk show host and media mogul | 56 | United States | Media | #1 |
4 | Angela MerkelChancellor | 56 | Germany | Politics | #2 |
5 | Hillary ClintonSecretary of State | 62 | United States | Politics | #3 |
6 | Indra NooyiChief Executive, PepsiCo | 54 | United States | Business | #2 |
7 | Lady GagaSinger and performance artist | 24 | United States | Lifestyle | #1 |
8 | Gail KellyChief Executive, Westpac | 54 | Australia | Business | #3 |
9 | Beyonce KnowlesSinger, fashion designer | 29 | United States | Lifestyle | #2 |
10 | Ellen DeGeneresTalk show host | 52 | United States | Media | #2 |
Saturday, October 9, 2010
Friday, October 8, 2010
lacagta soo gasha xidigaha filimada ee holliwood ,sanadkii , bishii ilaa maalinkii
|
Wednesday, October 6, 2010
caruurta BRAD PITT IYO ANGELINA JOLLI oo iskuul ka bilaabay budapest
Lixda caruura ee ay dhaleen xidigaha aduunka ee xaga filimada Brad Pitt en Angelina Jolie ayaa waxay jecel yihiin safar badan oo aduunka daafeheeda ah . labadan fanaan ayaa waxay goaan sadeen in caruurtoodu saddex ka mida ay iskuul ka bilaa baan magalada Boedapest. Saddexdan caruura oo magaddoodu kala yihiin Shiloh (4), Pax 7 iyo Maddox (9) ayaa iskuul ka bilaabaya magaalada budapest ee wadankan Hungery xaga aabahood Brad uu ku mashquulsan yahay film lagu magacaabay MONEYBALL ee magaalada los angels, hooyo Angelina waxay ay la joogi doontaa caruurteeda hungery joogta .
Lil Wayne oo la duldhigay xadhig ciqaab adag ah iyo sobobta keentay
Lil weyn oo 28 jir ah , magaciisa dhabta ahina yahay Dwayne Michael Carter, Jr ayaa mudaba ku sugnaa jeelku yaal magaalada NEW YORK markii lagu qabtay hub sharci daro ah . xadhigaas oo la filayo inuu ka dhaman doono bishan november 2010 ayaa waxaa sii adkeeyaay todobaadkan markii lagu helay jeelka dhaxdiisa isaga oo sita mp3 iyo xadhiga dhagaha ee waxlagu dhegaysto oo iyaguna sharci daro ah, taasina waxay fanaanka u dirtey qolalka ciqaabta ee jeelka ku yaal . maalintii waxa uu xidhnaanyaa 23 saacadood , telefan waxa loo ogalyahay hal mar todobaadkii , telefishan ma daawan karo . waxa loo ogolyahay kaliya in uu saacad jeelka dhexwarwareego.
Subscribe to:
Posts (Atom)